Faysal Rooble: “Saluuggu waa Mid ku Baahsan Puntland iyo Soomaali oo dhan”

Faysal Rooble: “Saluuggu waa Mid ku Baahsan Puntland iyo Soomaali oo dhan”

Faysal Rooble waa aqoonyahan wax badan kala socda isbadalada siyaasadeed ee dalka siiba Puntland. Faysal waxa uu ahaa siyaasiyiinta ka agdhow siyaasadda Madaxweyne Gaas, wuxuuna Daljir siiyey wareysi gaar ah oo kaga waramayo xiriirka asaga iyo Madaxweyne Gaas iyo aragtidiisa ku aadan tallaabadii Baarlamaanka Puntland ay kalsoonida kagala noqdeen Golaha Xukuumadda Puntland.

Waxa uu u waramay Jamaal Faarax Adan, Daljir Gaalkacyo.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com