Faysal Rooble: “Saluuggu waa Mid ku Baahsan Puntland iyo Soomaali oo dhan”

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Faysal Rooble: “Saluuggu waa Mid ku Baahsan Puntland iyo Soomaali oo dhan”

Faysal Rooble waa aqoonyahan wax badan kala socda isbadalada siyaasadeed ee dalka siiba Puntland. Faysal waxa uu ahaa siyaasiyiinta ka agdhow siyaasad

Dowladda Jarmalka: Jidka Garoowe-Gaalkacyo waa fashilmay waana la noqonay lacagtii mashruuca
Madaxweyne Mustafe Cumar (Cagjar): “Dadkii dacaayadeystayaal ahaa [warbaahinta] maanta xor baad tihiin” (dhegayso)
Qadar: Kayd Lacageed oo Tiro Dhaaf ah baan Haysanaa Sacuudina Welwel naguma Hayo

Faysal Rooble waa aqoonyahan wax badan kala socda isbadalada siyaasadeed ee dalka siiba Puntland. Faysal waxa uu ahaa siyaasiyiinta ka agdhow siyaasadda Madaxweyne Gaas, wuxuuna Daljir siiyey wareysi gaar ah oo kaga waramayo xiriirka asaga iyo Madaxweyne Gaas iyo aragtidiisa ku aadan tallaabadii Baarlamaanka Puntland ay kalsoonida kagala noqdeen Golaha Xukuumadda Puntland.

Waxa uu u waramay Jamaal Faarax Adan, Daljir Gaalkacyo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: