Farmaajo: “Waxaan qirayaa in dowladdu ay khaladaad ka gashay Warbaahinta Madaxa bannaan ee dalka”

Farmaajo: “Waxaan qirayaa in dowladdu ay  khaladaad ka gashay Warbaahinta Madaxa bannaan ee dalka”

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qiray in dowladdiisu ay khaladaad ka gashay Warbaahinta madaxa bannaan, sidoo kalena Waxa uu sheegay in ay u madx bannaan yihiin sheegista wixii dalka ka dhaca, balse ay muhiim tahay inay kala hadlaan dadka ay quseeyso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com