FALANQEYN: XILKAQAADISTII LAGU SAMEEYAY XUBNIHII GUDDIGA XALINTA KHILAAFAADKA DOORASHADA? (daawo)

FALANQEYN: XILKAQAADISTII LAGU SAMEEYAY XUBNIHII GUDDIGA XALINTA KHILAAFAADKA DOORASHADA? (daawo)

FALANQEYN: MAXAA KEENAY XILKAQAADISTA XUBNO KAMID AH GUDDIGA XALINTA KHILAAFAADKA DOORASHADA? Wadiiqadii sharci ma loo maray ee ay ahayd guddi noocaas ah in xilka looga qaado? Guddigii diidmo ayay muujiyeen, Maxaa ka dhalan kara, siiba horu socodkii doorasho? | Su’aalahaas & kuwo kaleba waxaan hor dhignay Cismaan Yuusuf Xaraare oo arimaha Soomaaliya Falanqeeya | Wariye Xasan Heykal ayaa waraystay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com