FALANQEYN: Xildhibaan noocee ah ayaa loo baahan yahay inuu galo baarlamanka? (daawo)

HomeWararka

FALANQEYN: Xildhibaan noocee ah ayaa loo baahan yahay inuu galo baarlamanka? (daawo)

Talooyinka aqoonyahanka Puntlamd ee ku aadan Ergada sooxulaysa Xildhibaanada Baarlamaanka Aqalka hoose,Maxay tahay mas'uuliyada saaray Ergeyga si uu u

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka Horyimid Habraaca Dhaarinta Wasiirka Cusub ee Amniga Gudaha
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo fariir udiray DFS iyo Dowlad Goboleedyada
Golaha degaanka Degmadda Bareeda oo Kal-fadhigoodi kobaad yeeshay (dhegayso)

Talooyinka aqoonyahanka Puntlamd ee ku aadan Ergada sooxulaysa Xildhibaanada Baarlamaanka Aqalka hoose,Maxay tahay mas’uuliyada saaray Ergeyga si uu usoo xulaan xildhibaan xul ah oo leh matalaada dhab ah? | Sideese Ergadu uga fogaan karaan inay qaataan laaluush? Arimahaas oo idil waxaa nala falanqeynaya Farxaan Cabdirashiid Sugulle oo kamid ah Aqoonyahanka Puntland una dhuunduleela arimaha siyaasada Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: