Falanqeyn :Qaraxyadii Muqdisho iyo sida ay Al-shabaab ugu suurtagashay in Madaxtooyada horteeda ay isku Qaraxiyaan ?

Falanqeyn :Qaraxyadii Muqdisho iyo sida ay Al-shabaab ugu suurtagashay in Madaxtooyada horteeda ay isku Qaraxiyaan ?

Ra’iisul wasaaraha  dowladda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa booqasho ugu tagay dadkaasi  dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii shalay gil gilay magaalada Muqdisho .
Tirada dadki kudhinta qaraxyadan ayaa waxa ay gaaraysaa ilaa iyo 27 qof , waxaan mas,uuliyada weerarkan sheegtay kooxda Arl-shabaab .
Hadaba maxay tahay sababta markasta u suurta galisa Al-shabaab in ay soo dhaafaan baraha kaantarool ee ciidamada ? Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Ex- Conel Maxamuud Cabdi Qolombi oo kamid ahaa saraakiishii ciidamada ee dowladdii C/laahi Yusuf iyo sheekh Shariif .
wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay .

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com