Falanqayn Ku Saabsan Xiisadaha Siyaasadeed ee Bariga Dhexe (dhegayso)

Falanqayn Ku Saabsan Xiisadaha Siyaasadeed ee Bariga Dhexe (dhegayso)

Xaaladda siyaasadeed ee bariga dhexe ayaa noqotay mid aan deganayn tan iyo markii dalal uu Sucuudigu hogaaminayo ay xiriirkii diblumaasiyaadeed u jareen waddanka Qadar.

Hadaba maxay ku  keeni kartaa Arintana Go’doominta ah Wadanka Yar ee Qadar Maxaase la Gudboon Wadankaaas inuu tilaabo ah oo uu Qaado Arimahaas iyo Kuwa Kale Waxaa ka Jawaabaya Aqooyahan Daahir Warsame Siciid oo Waxbadan Kala Socda Arimaha Khalijka iyo Bariga Dhexe .

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com