Fah faahin: dooni Ganacsi oo dab ku qabsaday Xeebta Boosaaso (dhegayso/Sawiro)

HomeWararka

Fah faahin: dooni Ganacsi oo dab ku qabsaday Xeebta Boosaaso (dhegayso/Sawiro)

Boosaaso Dooni u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed ayuu barqanimadii Maanta Dab ku qabsaday meel ku dhow Dekadda Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari. D

TOOS: XIRITAANKA SHIRKII MUQDISHO & SAXIIXA HESHIISKII DOORSHADA
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso/daawo)
Hooyadda Najmo Cabdulqaadir: ” Gabadhayda oo kufsi u dhimatay Cadaalad ma helin (Daawo)

Boosaaso Dooni u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed ayuu barqanimadii Maanta Dab ku qabsaday meel ku dhow Dekadda Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

Doonidan oo lagu Magacaabi jiray Nuur Saabir, ayaa la sheegayaa inay gebi ahaanba ku bas beeshay halkaa, iyadoo ay guul darraysteen dedaallo lagu doonayay in lagu damisyo Doonida.

Warbixintan Wariye Xasan Heykal ayaa Boosaso kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: