Site icon Radio Daljir

Fah faahin: dooni Ganacsi oo dab ku qabsaday Xeebta Boosaaso (dhegayso/Sawiro)

Boosaaso Dooni u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed ayuu barqanimadii Maanta Dab ku qabsaday meel ku dhow Dekadda Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

Doonidan oo lagu Magacaabi jiray Nuur Saabir, ayaa la sheegayaa inay gebi ahaanba ku bas beeshay halkaa, iyadoo ay guul darraysteen dedaallo lagu doonayay in lagu damisyo Doonida.

Warbixintan Wariye Xasan Heykal ayaa Boosaso kaso diray

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5aafe04f030100fc73f6fe1a/Warbixinta+doonta+Bosaaso++.mp3?_=1

Exit mobile version