Fah Faahin : Dab Khasaare Geeystay oo Xalay ka kacay Kalin Shidaal oo Boosaaso kutaal  (dhegayso)

HomeWararka

Fah Faahin : Dab Khasaare Geeystay oo Xalay ka kacay Kalin Shidaal oo Boosaaso kutaal (dhegayso)

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soobaxaysa khasaarihii ka dhashay dabkii xalay ka kacay kaalin shidaal oo kutaalay bartamaha magaalada Bosaaso. kaa

Mahdi Guuleed “Cabdi Xaashi waa hoggaamiye mucaarad ah oo wiiqay awooddii sharci dejinta”
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Faysal Rooble: “Anniga Munaasab ilama ahaa xiligan ka hadlidda dastuurka”

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soobaxaysa khasaarihii ka dhashay dabkii xalay ka kacay kaalin shidaal oo kutaalay bartamaha magaalada Bosaaso.

kaalintan uu dabku ka kacay ayaa guud ahaanba waxaa kugubtay hatidiitaalay kaalintaasi oo ay kujirtay lacag gaaraysay 47 kun oo doolar iyo hanti shidaal iyo qalabkale oo taalay keedka iyo xafiiska oo dhamaanba bas beelay.

Daminta dabkan ayaa waxaa kaalin xoogleh ka gaysatay dabdamiska shirkada Golis

Hadaba giibtii xalay uu dabkaasi ka kacay ayaa waxaa booqday Wariye Xasan Heykal waxaana uu halkaasi kula kulmay C/risaaq Cabdi oo kumagac dheer doobiyo oo ah mulkiilaha kaalinta uu dabku qabsaday waxaana uu ka waraystay khasaaraha soogaaray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: