Dhacdo Xanuun leh:- Abbe is dilay isago Live Facebook Kujira Sabab?

HomeWararka

Dhacdo Xanuun leh:- Abbe is dilay isago Live Facebook Kujira Sabab?

Dalka Turkiga waxaa kadhacday Dhacdo naxdin leh ,kadib markii uu is dilay isago live facebook kujira aabe U dhashay dalka Turkiga kaas oo gabadhiisa a

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Cabdinaasir Jeekey (dhegayso)
Aayaatullah: “Wax gaadiid ganacsi oo Somaliland ah gobalada SSC ma mari karaan”
Dhoolawaa: “Shidaal Soomaaliyeed la xaraashi mayo ee xogaha Spectrum baa la kala gadanayaa” (dhegayso|daawo)

Dalka Turkiga waxaa kadhacday Dhacdo naxdin leh ,kadib markii uu is dilay isago live facebook kujira aabe U dhashay dalka Turkiga kaas oo gabadhiisa ay guursatay wiil uusan raali ka ahayn ama guur uusan ku faraxsanayn.

Mr Uzun said waa Abaaha is dilay isago kujira Live Facebook wuxuuna sheegay in uu isku diyo khaladka ay gashay gabadhiisa ,sida uu qoray wargaysa dailymail.

dhacdadan ayaa noqotay mid si weyn loga hadlay hayo dalka Turkiga ,ayna ku quus qaatan gabdhaha guursanaya ragga an loo ogolaan ,taas oo kadhigan in gabdhaha ay guursadan wilaal an walidku raali ka ahayn.

Hoos ka akhriso Warbixinta oo Af ingiriis ah

http://www.dailymail.co.uk/news/article-5011883/Father-kills-Facebook-Live-marriage-plan.html

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: