Fadhigii saddexaad ee dhagaysiga galdacwadeedka Jamac Ahmed Yuusuf iyo Liiban oo dil ku eedeysan.

Fadhigii saddexaad ee dhagaysiga galdacwadeedka Jamac Ahmed Yuusuf iyo Liiban oo dil ku eedeysan.

#Gaalkacyo | Fadhigii saddexaad ee dhagaysiga galdacwadeedka Jamac Ahmed Yuusuf iyo Liiban Mahamed Yuusuf oo ku eedaysan dilka AUN Marxuum Naciimo Cabduwali Cismaan oo ah gabar lagu dilay deegaanka Daarusalaam ee Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug 18 kii bishii 4 aad ee sannadkan ayaa maanta ka furmay Maxkamada Darajada 1aad ee Gobolka Mudug | Warbixintii Mahamud Mahamed Jaamac

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com