Faahfaahin: Dagaalkii Boosaaso & Khasaarihii ka dhashay (daawo)

Faahfaahin: Dagaalkii Boosaaso & Khasaarihii ka dhashay (daawo)

Faahfahin dheeraad aha ayaa kasoo baxaysa dagaalkii saaka ka bilowday magaalada Boosaaso oo la isku adeegsaday hubka culus iyo midka fudud.

Khasaarada dagaalka ila ahada si rasmi ah looma ooga, balse waxaa jira dhimasho iyo dhaawac labada dhinac ah iyadoo goobaha caafimaadka sida gaarka ah loo leeyahay la geeyay dad shacab ah oo ay rasastu ugu tagtay guryahooda.

Labada dhinac si faahfaahsan ugama hadlin, balse Duqa degmada Boosaaso oo Warbaahinta la hadlay ayaa dagaalkan ku eedeeyay inay soo qaadeen ciidamada PFS garabkii Maxamuud Diyaano oo uu kusheegay inay yihiin malayshiyo nabadgalayada carqalad ku haya.

Dua ayaa sidookale hadalkiisa intaasi kudaray in ciidamadii dagaalka galay ay ahaayeen kuwa haramcad, lagan asoo abaabulay DFS.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com