Faahfaahin: Madaxweyne Gaas oo sheegay in Puntland u madaxbannaantahay heshiisyada caalamiga ah (dhegayso)

HomeWararka

Faahfaahin: Madaxweyne Gaas oo sheegay in Puntland u madaxbannaantahay heshiisyada caalamiga ah (dhegayso)

Madawaynaha Puntland ayaa sheegay in dowladda Puntland ay u madaxbanaantahay heshiisyada caalamiga, sheegayna Imaaraatka in uu taageero wayn siiyo Soomaaliya. Hadalkan ayaa waxaa uu ku sheegay shir jara’id uu maanta saxaafadda caalamka ugu qabtay Dubai oo booqasho uu ku joogo madaxwaynaha Puntland. Warbixintan waxaa soo turjumay oo Boosaaso ka soojeedinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ae2188cfd0000d65e89b694/Madaxwayne+Gaas+oo+Wariyeyaasha+Caalamka+kula+hadlay+Dubai.mp3

Maamulka Gobalka Banaadir oo Maanta ka qayb galay dib u habaynta Dugsiyadda Sare ee Muqdisho (dhegayso)
Warbixintii 4-aad ee cabashada kaluumaysatada Bosaaso (dhegayso)
Weriyihii Aljazeera ee Daanta Galbeed Shariin Abu Caqiil oo la dilay

Madawaynaha Puntland ayaa sheegay in dowladda Puntland ay u madaxbanaantahay heshiisyada caalamiga, sheegayna Imaaraatka in uu taageero wayn siiyo Soomaaliya.

Hadalkan ayaa waxaa uu ku sheegay shir jara’id uu maanta saxaafadda caalamka ugu qabtay Dubai oo booqasho uu ku joogo madaxwaynaha Puntland.

Warbixintan waxaa soo turjumay oo Boosaaso ka soojeedinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: