Ergeyga Madaxweynaha DFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha oo kulan la qaatay Ergeyga gaarka ah ee boqortooyada Uk u qaabilsan arrimaha bini’aadannimoda

HomeWararka

Ergeyga Madaxweynaha DFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha oo kulan la qaatay Ergeyga gaarka ah ee boqortooyada Uk u qaabilsan arrimaha bini’aadannimoda

ERGEYGA GAARKA AH EE MADAXWEYNAHA JFS U QAABILSAN ARRIMAHA GURMADKA ABAARAHA OO KULAN LA QAATAY ERGEYGA ARRIMAHA BINI'AADANIMADA IYO MACLUUSHA EE BOQ

Ansixinta miisaaniyada Puntland iyo hoos-u-dhac miisaaniyad (dhegayso)
Fahad Yaasiin oo ku xaniban Garoonka Diyaaradaha ee Jabuuti & DFS oo ka hadashay
JIGJIGA: Shacabka oo qaatay maanta kaarka isdiiwaangalinta doorshada Itoobiya (daawo)

ERGEYGA GAARKA AH EE MADAXWEYNAHA JFS U QAABILSAN ARRIMAHA GURMADKA ABAARAHA OO KULAN LA QAATAY ERGEYGA ARRIMAHA BINI’AADANIMADA IYO MACLUUSHA EE BOQORTOOYADA INGIRIISKA

Xubnaha UK oo uu hoggaaminaayay Nick Dyer oo ah Ergeyga gaarka ah ee boqortooyada Uk u qaabilsan arrimaha bini’aadannimoda iyo macluusha ayaa kala hadley Mudane Cabdiraxman Cabdishakur Warsame howlaha gurmadka abaaraha Soomaaliya.

Ergeyga Madaxweynaha DFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha iyo bini’aadannimoda ayaa Dowladda UK iyo Xafiiskooda Arrimaha bini’aadannimoda uga mahadceliyay garab istaagga dowladda Soomaaliya iyo dadkeenna tabaaleysan.

Waxaa intaas kadib labada dhinac iska wareysteen howlaha socda, ballamadii hore waxa ka qabsoomay iyo waxyaalaha hadda la iska kaashan karo.

Ergey Cabdiraxmaan oo bogaadinaya garab istaagga boqortooyada Uk ayaa ugu danbeyntii tilmaamay wax ku oolnimoda u qareemidda arrimaha abaaraha Soomaaliya oo ay boqortooyada UK iyo hayadaheedu iska xilqaameen iyo sida mudnaan u leedahay in lasii joogteeyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: