Ergeyga gaarka ah ee Abaaraha Soomaaliya oo ka soo dagey Garowe

Ergeyga gaarka ah ee Abaaraha Soomaaliya oo ka soo dagey Garowe

Ergeyga gaarka ah ee Abaaraha Soomaaliya Xil.Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka degey magaalada Garoowe, halkaasi oo ay ku soo dhoweeyeen mas’uuliyiinta Puntland.

Ergyega ayaa ka qayb-geleye shirweyne looga hadlayo abaaraha, sidoo kalena la kulmaya madaxda Puntland oo ay ka wada-hadlayaan ka wada-shaqaynta arrimaha gargaarka ee DFS iyo Puntland, xilli ay weli taagan tahay xiisaddii ka dhakatay diyaaraddii Boosaaso laga celiyey ee Guddoomiye kuxigeenka Baarlamanka JFS.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com