MKX Eng. Camey: “Abaartii waxay Sababtay Guur iyo Isdhexgal Bulsho, Haddana waxaan Soodhoweyney Boqollaal Qoys” (dhegayso)

MKX Eng. Camey: “Abaartii waxay Sababtay Guur iyo Isdhexgal Bulsho, Haddana waxaan Soodhoweyney Boqollaal Qoys” (dhegayso)

Madaxweyne Kuxigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa siweyn uga hadlay midnimada Soomaaliya, doorka Puntland ee midnimada Soomaaliya, sida ay reer Puntland ugu taagan yihiin soo dhoweynta walaalohooda Soomaaliyeed iyo arrimo kale.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com