Duqeyn ka dhacday Gobolka Baay & Wararkii ugu dambeyeey

HomeWararka

Duqeyn ka dhacday Gobolka Baay & Wararkii ugu dambeyeey

Faah faahin ayaa ka soo baxaya duqeyn ka dhacday Gobolka Baay, kaasoo ay fulisay diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka. War ka soo baxay W

Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweyne Gaas oo guddoonka Barlamaanka Hambalyo u diray (Akhriso)

Faah faahin ayaa ka soo baxaya duqeyn ka dhacday Gobolka Baay, kaasoo ay fulisay diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka.

War ka soo baxay Wasaaradda Warfaafunta ayaa lagu sheegay in duqeyntan ay iska kaashadeen Howlgalka Mareykanka ee Qaarada Afrika AFRICOM iyo Ciidanka xoogga dalka.

Duqeyntan ayaa la sheegay in lagu dilay shan xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, waxaana ay ka dhacday deegaanka Xabaal Barbaar ee Gobolka Baay.

Mareykanka ayaa kordhiyay duqeymaha uu ka fuliyo Soomaaliya, waxaana dhowaan jirtay warbixin ka soo baxday Hey’addaha Xuquuqda Aadanaha oo sheegeysa in duqeymo dhacay horaantii bishii Febraayi lagu dilay dad rayid ah.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: