HomeUncategorized

Duqa magaalada Bossaso oo aan ka waraysanay kulan lagu gorfeeyey horumarinta magaaloooyinka Puntland oo Duqaydu ay ku yeesheen Garowe.

Garowe, Oct 05 – Duqayda magaalooyinka Puntland ayaa shir maalmo socday, nuxurkiisuna ayaa horuamrinta ilaha dhaqaale, adeegyada bulsho iyo qorshaha magaalaynta ee magaalooyinka Puntland, ku yeeshay caasimada Puntland ee Garowe … Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. http://daljir.com/

DHAGAYSO:Shirkii Puntland iyo Beesha Caalamka oo Fashilmay
Baahin: Khamiis, Jan 26, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Dagaal khasaare dhimasho & dhaawac isugu jira gaystay oo ka dhacay duleedka Buuhoodle, Cayn; Indhasheel ayaan ka waraysanay; Hoggaanka sare ee maamulka Khaatumo oo gaaray Buuhoodle; Axmed Karaash, Indhasheel, Cali Ciise & Garaad Buraale oo la hadlay shacabka; Cuqaasha gobolka Sanaag oo ka digay faragelinta Somaliland ee gobolka.
DHAGAYSO:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Khadar

Garowe, Oct 05 – Duqayda magaalooyinka Puntland ayaa shir maalmo socday, nuxurkiisuna ayaa horuamrinta ilaha dhaqaale, adeegyada bulsho iyo qorshaha magaalaynta ee magaalooyinka Puntland, ku yeeshay caasimada Puntland ee Garowe …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: