Site icon Radio Daljir

Duqa magaalada Bossaso oo aan ka waraysanay kulan lagu gorfeeyey horumarinta magaaloooyinka Puntland oo Duqaydu ay ku yeesheen Garowe.

Garowe, Oct 05 – Duqayda magaalooyinka Puntland ayaa shir maalmo socday, nuxurkiisuna ayaa horuamrinta ilaha dhaqaale, adeegyada bulsho iyo qorshaha magaalaynta ee magaalooyinka Puntland, ku yeeshay caasimada Puntland ee Garowe …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

Exit mobile version