Duqa Gaalkacyo: “ Xaaf xil igama qaadi karo” (dhegayso)

Duqa Gaalkacyo: “ Xaaf xil igama qaadi karo” (dhegayso)

Xirsi Yuusuf Barre duqa magaalda Gaalkacyo oo waraysi gaar ah siiyay maanta Radio Daljir ayaa sheegay in xilka qaadista Xaaf aysan waxba ka jirin, isla markaana isaga uu yahay guddoomiyaha saxda ah ee magaalada Gaalkacyo.

Gudoomiyaha degmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre ayaa haatan ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, isaga oo shalay kamid ahaa mas’uuliyiintii soo dhaweeyey musharax Qoorqoor oo shalay magaaladaas gaaray.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com