Duqa Degmada Midigale, Sanaag: “Koox yar oo 13 jir u weynyahay baa taayiro gubey dhagaxaana dhigey” (dhegayso)

Duqa Degmada Midigale, Sanaag: “Koox yar oo 13 jir u weynyahay baa taayiro gubey dhagaxaana dhigey” (dhegayso)

Cawad Cali Jaamac Duqa, Duqa Degmada Midigale, oo waraysi gaar ah siiyey warbaahinta Daljir ayaa sheegay in ilaalada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ay rasaas ku fureen carruur arday ah oo geeska bari ee magaaladda taayiro ku gubey.

In kasta oo xabbadaha aysan cidi ku dhiman, dhaawucuna la yiri waa mid fudud, Duqa Midigale ayaa warkiisa ku daray in “meesha xasuuq ka dhacay!”

Maxamed Xasan Dhalo ayuu u warramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com