DUQA BOOSAASO: “PSF Hajoojiso barakicinta iyo baqdin gelinta shacabka” (daawo)

DUQA BOOSAASO:  “PSF Hajoojiso barakicinta iyo baqdin gelinta shacabka” (daawo)

Duqa degmada Boosaaso oo manta Warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa digniin u diray saraakiisha iyo ciidamada PSF ee kusugan magaalada Boosaaso, wuxuuna ugu baaqay in Agaasimahoodii hore ee xilka si nabad ah ku wareejiyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com