Duqa Boosaaso oo Maanta dib ugu soo laabta Gobalka Bari kadib Safar uu kutagay Dalka Ciraaq (dhegayso)

Duqa Boosaaso oo Maanta dib ugu soo laabta Gobalka Bari kadib Safar uu kutagay Dalka Ciraaq (dhegayso)

Wafdi uu hogaaminayeey Duqa degmadda Boosaaso Eng Yaasin Mire Maxamed ayaa maanta dib ugu soo laabtay Bosaaso ,kadib shiraar uu kaga qayb galay dalka ciraaq,isago la kulmay Madaxda Dalkaas.

Wafdiga Duqa oo uu kujiray Wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyadda Maxamuud Faarax Beeldaaje iyo Gudoomiyaha Jaamacada Boosaaso ayaa kulamo la qaatay Gudoomiyaha Degmooyinka dalka Ciraaq iyago tagay Magaaladda Najaf .

Duqa Boosaaso ayaa sheegay inay Codsadeen kana Codsadeen masuuliyinka Najaf Gadiidka wadooyinka lagu furo ,isago sido kale sheegay inay la kulmeen madaxda Rugta Ganacsiga ee Dalka Ciraaq.

dhegayso codka Duqa Boosaaso oo Garoonka diyaaradaha Boosaaso Warbaahinta kula hadlay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com