Dr Maxamuud Yuusuf Dabaalato oo Bosaaso kaga dhawaqay Musharax Xildhibaan Aqalka Hoose (Daawo)

Dr Maxamuud Yuusuf Dabaalato oo Bosaaso kaga dhawaqay Musharax Xildhibaan Aqalka Hoose (Daawo)

Dr Maxamuud Yuusuf Dabaalato oo ah aqoonyahan dhalinyaro ah ayaa magaalada Boosaaso kaga dhawaaqay inuu yahay musharax xildhibaan golaha shacabka Baarlamaanka soomaaliya.

Munaasabad uu ku shaaciyay musharaxnimadisa waxaa ka qeybgalay oo Warbixintan inooga diyaariyay Cabdirisaaq Cabdalla Faamoos.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com