Golaha Waxgaradka Puntland oo taageeray dimoqraadiyeynta Puntland kana horyimid gacan-ka-hadal

Golaha Waxgaradka Puntland oo taageeray dimoqraadiyeynta Puntland kana horyimid gacan-ka-hadal

Ku dhawaad 40 Aqoonyahan oo reer Puntland ah kuna kala sugan daahafaha caalamka, ayaa baaq ka soosaaray xaalada Puntland ee xilligan. Xubnahan oo ku midoobey Golaha Waxgaradka Puntland ayaa ku baaqay in degdeg loo dhameeyo is afgaran waaga Siyaasadeed ee ka jira Puntland. Dr. Cabdiweli Maxamuud Gurrey oo kamid ah aqoonyahanada bayaanka soosaaray ayaa ka hadlay ujeedka uu bayaankani daaranyahay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com