Dowladda Soomaaliya oo markale Amaro dul dhigtay muwaadiniinta kenyaanka ah

HomeWararka

Dowladda Soomaaliya oo markale Amaro dul dhigtay muwaadiniinta kenyaanka ah

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markale soo saartay Amaro ku socda muwaadiniinta Kenyanka ah ee ku sugan Soomaaliya iyo diblumaasiyiinta Soo

Xulashada Daljir & Jaamac Cabdiraxmaan Faandhe, Daljir Garoowe (dhegayso)
Falanqeyn :Qaraxyadii Muqdisho iyo sida ay Al-shabaab ugu suurtagashay in Madaxtooyada horteeda ay isku Qaraxiyaan ?
Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markale soo saartay Amaro ku socda muwaadiniinta Kenyanka ah ee ku sugan Soomaaliya iyo diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka howlgalla Gudaha dalka Kenya.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa muddo 5 cisho ah loogu qabatay inay dalka ku soo galaan diblomaasiyiinta, u qeybsanayaasha, shaqaalaha hey’adda socdaalka ee ka howlgala Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: