Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay berrito tahay Soon

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay berrito tahay Soon

Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta (XFS) ayaa ku dhawaaqday dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Diinta Maxamuud Macalin Yaxye ayaa sheegay in berri ay tahay maalinta Koowaad ee Bisha Ramadaan.

Dhinaca kale Magaalooyinka waaweyn ee Puntland sida Gaalkcyo iyo Garoowe ayaa la sheegay in laga arkay bisha Ramadaan sidaasna ku tahay Soon.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com