Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday Salaad roobdoon ah

HomeWararka

Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday Salaad roobdoon ah

Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Soomaaliya ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqday in la sameeyo salaad roob doon ah iyo sidoo kale in la soomo muddo af

CAJIIB: Wiil Dilay Hooyadii isagoo Qancinaya Xaaskiisa
Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa maanta kulan laqaatay Hay’adaha Ka Hawlgala Puntland (Sawiro)
Garoowe oo lagu qabtay shir lagu dardargalinayo amniga caasimadda

Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Soomaaliya ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqday in la sameeyo salaad roob doon ah iyo sidoo kale in la soomo muddo afar maalin ah.

Wasiir Cumar Cali Rooble iyo Culimada u diinka Soomaaliyeed oo shacabka la hadlaayay ayaa ku baaqay in la is cafiyo iyagoo Illaah ka baryay inuu shacabka ka dulqaado abaarta.

Warkaan kasoo baxay Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Soomaaliya ayaa kusoo aadaya xilli meelo badan oo kamid aj dalka ay xiloigaan kajiraan abaaro baahsan.

Dowladda Soomaaliya ayaan weli gurmadkii loo baahnaa gaarsiin degmooyinka ay kajiraan abaaraha, halka hay’adaha gargaarka ay ka gaabiyeen u gurmashada dadkaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: