Dowladda Soomaaliya oo Hal Milyan ugu deeqday Gurmadka Qardho (Daawo)

Dowladda Soomaaliya oo Hal Milyan ugu deeqday Gurmadka Qardho (Daawo)

Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa $1 milyan oo dollar ugu deeqdey shacabkii dhibaatadu ka soo gaartay Fatahaadihii Magaalada Qardho

dhinaca kalena Puntland ayaa iyaduna sheegtay in deeqdaasi ay soo gaadhay islamarkaan ay u mahadcelinayaan madaxda Dowlada soomaliya

“Waxaa nasoo gaartay lacag 1Milyan oo dawladda federaalku soo dirtay taas oo loogu tallo galay gurmadka Qardho waan uga mahadcelineynaa deeqdaas” ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Puntland.

Inta la xaqiijiyey daadadkii habeen hore ku rogmaday Xaafadaha Magaalada Khardho ayaa waxaa ku geeriyooday 6 Ruux halka ay ku hanti beeleen Boqolaal qoys sida ay sheegeen mas’uuliyiinta degmada Qardho.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com