Dowladda Soomaaliya oo digniin soo saartay

Dowladda Soomaaliya oo digniin soo saartay

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SODMA ayaa soo saartay digniino la xariira Roobab la filayo dhamaadka bishaan iyo bilowga bisha December ee Sanadkaan ka da’aan dalka Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay Hay’adda ayaa waxaa lagu sheegay in Roobabkaas laga cabsi qabo inay wataan daadad iyo dabeylo xoogan, isla markaana ay waxyeelo geystaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com