Dowladda Somaaliya oo sheegtay in dhimashadda shacabku marayso 276

HomeWararka

Dowladda Somaaliya oo sheegtay in dhimashadda shacabku marayso 276

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay shaacisay tirada dhimashada qaraxii Sabtigii ka dhacay muqdisho ee ay ku naf waayeen da

Shir loga hadlayo Arrimaha garsoorka oo Muqdisho ka socda
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Musharixiinta madaxwaynaha Puntland iyo issimada oo buriyay go’aankii lagu mamnuucay inay madaxda faderaalka imaan karaan Garoowe

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay shaacisay tirada dhimashada qaraxii Sabtigii ka dhacay muqdisho ee ay ku naf waayeen dadka tirada badan.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xaqiijineyso in 276 Qof ay ku geeriyoodeen Weerarkii 14kii Bishan ka dhacay Isgoyska Soobbe ee Magaalada Muqdisho.

Wasiir C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow waxaa uu sheegay in sidoo kale 300 Qof uu dhaawaca gaarayo kuwaas oo qaarood ay xaaladdooda adag tahay.

Dad ka badan 100 Qof oo qaraxaas ku dhintay ayuu Wasiirku sheegay in ay ehelladooda aaseen,halka inta soo hartay dowladda hoose ee Muqdisho iyo dowladda Federaalka ah iska kaashanayaan,sidoo loo aasi lahaa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: