Dowladda Somaaliya oo digniin ka soo saartay dabaylo robaab wata oo dalka ku soo wajahan

Dowladda Somaaliya oo digniin ka soo saartay dabaylo robaab wata oo dalka ku soo wajahan

Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa digniin kasoo saartay Roobab dabeylo wata oo kuso wajahan meelo kamid ah dalka sida deegaannada Gobolada Jubbooyinka iyo Shabelelaha Hoose.

War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in dabeylahaan la filan karo inay dhacaan saacadaha soo socdo,sigaar ahna uga dhacaan degmooyinka, Kismaayo, Afmadow, Jamaame, Badhaadhe, Marka iyo Baraawe oo ka tirsan Jubbooyinka iyo Shabeellaha Hoose.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com