Dowladda Qatar oo Somaaliya ku Wareejisay Gadiid (dhegayso)

HomeWararka

Dowladda Qatar oo Somaaliya ku Wareejisay Gadiid (dhegayso)

Dowladda Qadar ayaa maanta Maamulka Gobola Banaadir waxa ay ku wareejisay 30 gaari oo ah basaska wawayn kaas oo loogu tala galay in lagu qaado shaqaa

Madaxweyne Farmaajo Qarixi Maanta Muqdisho kadhacay (dhegayso)
Madaxweyne Deni oo ka hadlay Amniga, gurmadkii fataahadda Qardho iyo xanuunka Coronavirus. (Daawo)
Madaxweynaha DDS oo hambalyo u diray umadda islaamka ah

Dowladda Qadar ayaa maanta Maamulka Gobola Banaadir waxa ay ku wareejisay 30 gaari oo ah basaska wawayn kaas oo loogu tala galay in lagu qaado shaqaalaha dowladda hoose ee Gobolka Banaadir looguna adeego bulshada .

Madashii lagu wareejinayay Gaadiidka iyo qalab kale oo logu talagalay wasaarada dekedaha Soomaaliya ayaa mas,uuliyiintii ku sugneed goobta waxaa kamid ahaa Wasiir kuxigeenka Wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka bada Soomaaliya Cismaan Maxamed Cabdi iyo Mas,uuliyiinkale oo maamulka Gobolka banaadir ka tirsan .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: