Madaxweyne Farmaajo Qarixi Maanta Muqdisho kadhacay (dhegayso)

Madaxweyne Farmaajo Qarixi Maanta Muqdisho kadhacay (dhegayso)

Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka ah ee Somaaliya mudane Maxamed cabdullaahi farmaajo ayaa tacsi udiray eheladii dadkii kudhintay iyo kuwa kudhaawacmay qarax maanta ka dhacay xarunta degmada hodon ee magaalada muqdisho, kaasoo ay geysteen kooxda shabaab

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlayey furitaanka kalfadhiga 4 aad ee golaha Baarlamaanka soomaaliya ayaa sheegay in kooxaha argagaxisada ah ee ashabaab aysan unaxeyn islamarkaana bartilmaameedsanaya shacabka soomaaliyeed, taasina ay muujineysa sida ay cadow ugu yihiin shacabka, waxana uu ugu baaqay dhammaan shacabka iyo ciidamada qalabka sida inay u istaagaan sidii looga hortagi lahaa kooxaha argagaxisada ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com