Dowladda Puntland oo shaqadii ka joojisey howlwadeenada Tvga Universal.

Garoowe, Mar 05 2017-Dowladda Puntland ayaa shaqadii ka joojiyay TV-ga Afka Soomaaliga ku hadla ee UNIVERSAL TV, iyadoo lagu eedeeyay iska horkeenka dowladda iyo Shacabka Puntland.

Qoraal kasoo baxay wasiir ku xigeenka xilka sii haya ee Puntland ayaa lagu sheegay in Telefishanka Universal ku dhaqaaqay iska hor keenka iyo khalkhal gelinta amniga Puntland.

AKHRISO

Universal-Shaqo-ka-joojin.jpeg-745x1024

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com