Dowladda Puntland oo shaacisay qof loga shakisana Covid19 inuu geeriyooday (dhegayso)

Dowladda Puntland oo shaacisay qof loga shakisana Covid19 inuu geeriyooday (dhegayso)

Guddiga Puntland u qaabisan ka hortagga Cudurka Coronavirus ayaa Warbixin ay soo saareen waxaa ay shaaciyeen in qof looga shakiyey Cudurka COVID19 baarisna loo direy uu geeriyooday.

Qoraal ka soo baxay Guddiga ayaa lagu xaqiijiyey geerida qofkaas oo aysan sheegin halka uu Puntland kaga geeriyoodey,hayeeshee ay sheegeen in weli la sugayo natiijada baaritaan dhinaca deegaanka ah oo ay ka qaadeen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com