Dowladda oo sheegtay in la dilay sarkaal sare oo katirsana Ururka Alshabaab

HomeWararka

Dowladda oo sheegtay in la dilay sarkaal sare oo katirsana Ururka Alshabaab

Hawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda caalamiga ah ayaa lagu dilay mid ka mid ah horjoogeyaasha ugu sarreeya Ururka Alshabaab. Hawlgalkan ayaa ka dhacay deegaanka Xaramka ee Gobalka Jubbada Dhexe 01-10-2022. Horjoogahan oo lagu magacaabo Cabdullaahi Nadiir ayaa ahaa Madaxa Dacwada ee Kooxda Alshabaab

Shir Muqdisho ka furmay Madaxda dowladgobaleedyada (Sawiro)
Kulanka Guddiga Amniga oo Looga Hadlay Qodobbo Ay Ka Mid Yihiin Wareejinta Ciidamada Nabad Sugidda
Wasiirka Difaaca dalka Kenya Monica Juma ”Ciidamadeena kama bixi doonaan Soomaaliya ilaa Qaramada Midoobay ay qaraar ku ansixiso” (AKhriso)

Hawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda caalamiga ah ayaa lagu dilay mid ka mid ah horjoogeyaasha ugu sarreeya Ururka Alshabaab.

Hawlgalkan ayaa ka dhacay deegaanka Xaramka ee Gobalka Jubbada Dhexe 01-10-2022.

Horjoogahan oo lagu magacaabo Cabdullaahi Nadiir ayaa ahaa Madaxa Dacwada ee Kooxda Alshabaab

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: