Dowladda oo ka hadashay dagaalka Xeraale (Daawo)

HomeWararka

Dowladda oo ka hadashay dagaalka Xeraale (Daawo)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ugu baaqay dadka ku dagaalamaya deegaanka xeraale iyo degmada Cad

Cali Faarax Cali, Agaasimaha PDRC: “Dimuqraadiyada Puntland meel fog baa laga sooqaaday, “
Wasiir Jamaal oo dhagaxdhigay wado laami ah oo isku xiridoonta Sheerbi, Dhahar & Xingalool
Warka Caweysin iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ugu baaqay dadka ku dagaalamaya deegaanka xeraale iyo degmada Cadale ee Gobolada Shabeellaha dhexe iyo Galgaduud inay dagaalkaas si deg deg ah u joojiyaan.

Wasiirka waxa uu shegay in dagaaladaas ay yihiin kuwo dhowr jeer soo laab laabtay,waxana uu ugu baaqay Odayaasha Dhaqanka iyo cid kasta oo kaalin ka geysan karta ay kaalin ka qaadato joojinta dagaaladaas.

Deegaanka Xeraale ayaa waxaa ka jira maamul maxalli ah oo aan hoos tagin Maamulka Galmudug, waxaana garabka ka taliya deegaankaas uu ka go’ay Ahlusunadii Dhuusamareeb iyo Guriceel ee ku biiray Maamulka Galmudug.

Hoos Kadaawo Shirka Jaraaid ee Wasiirka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: