Dowladda Hoose ee Garoowe oo Canshuurta u Qaadaysa Hanaan Casri ah (dhegayso)

Dowladda Hoose ee Garoowe oo Canshuurta u Qaadaysa Hanaan Casri ah (dhegayso)

Maamulka dawladda hoose ee magaalada caasumadda ah ee Garowe ayaa hannaan-nidaamiyey qaab cusub oo la xiriira qaadista canshuuraha maamulka dawladda hoose.

Hannaankaan ayaa muujinaya kala soocidda warqadaha canshuur qaadista iyo kuwa wargelineed ee muwaadinta canshuur bixiyaha ah lagula socodsiinayo bixinta lacagta ku waajibtay.

Agaasimaha waaxda dakhliga ee dawladda hoose ee Garowe Cabdirashiid Ciise oo manata shir jaraa’id ku qabtay xarunta dawladda hoose ee Garowe ayaa ka hadlay habka cusub ee canshuur qaadistooda iyo arrimo kale oo la xiriira bixinta canshuuraha.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com