HomeUncategorized

Dowlada Puntland oo lagu casuumay shir caalami ah oo looga hadlayo burcadbadeeda

Copenhegan, April 09 - Agaasimaha Guud ee la dagaallanka Burcad-badeedda ee Puntland, Mudane Cabdirisaaq Maxamed Dirir (Ducaysane) ayaa xalay gaaray Copenhagen, Caasimadda Waddanka Denmark.

Roobabkii dayrta oo ka curtay gobollada Puntland.
Baahin: [Maalin], [Taariik], Weriye …… … … … …
Dhagayso Faysal Rooble: Rajada Madaxwayne Xassan Shiikh aad bay u xuntahay xaqiidii

Copenhegan, April 09 – Agaasimaha Guud ee la dagaallanka Burcad-badeedda Puntland Mudane Cabdirisaaq Maxamed Dirir (Ducaysane) ayaa xalay gaaray Copenhagen caasimadda Waddanka Denmark.


Agaasimaha ayaa casuumaad ka helay Dawladda Denmark oo marti galinaysa kulanka 12aad ee Kooxda Xiriirka Burcad-badeedda Xeebaha Soomaliya (Contact Group on Piracy off Coast of Somalia) ee loo yagaan WG2, oo badanaaba lagaga hadlo arrimaha khuseeya Sharciga. Kulankan ayaa socon doona bishan April 9 – 11ee bishaan.


Mudane Ducaysane, ayaa inta shirku socdo waxaa uu kulamo gaar-gaar ah la yeelan doonaa, wafuudda ka socota wadamada Faransiiska, Oman, Yemen, India, Maldives iyo Seychelles oo uu kala xajoon doono arrimo la xiriira Somalida ku xiran Wadamadaas.

\"\"

Diiwaanka wararka

Daljir Bosaso.


?

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0