HomeUncategorized

Dhagayso Faysal Rooble: Rajada Madaxwayne Xassan Shiikh aad bay u xuntahay xaqiidii

Los Angeles, 06 - Sept - 2016 - Qoraa sare Faysal Rooble oo ah Maareeya Guud ee qaybta qorshayn ee Los Anjalis ayaa mugdi wayn galiyay Rajada Madaxwayne Xassan Shiikh ee la xiriirta in ku guulaysto Doorashada Soomaaliya 4ta sano ee soo socota.

Sawirro-Ku-simaha madaxweynaha Puntland oo lakulmay xubnaha aqalka sare.
Dhagayso Dr Afrax oo ka sheekaynaya sida loo bad-baadin karo Afka Hooyo
Puntland oo soo saartay xeerka caafimaadka oo xadaddaya xirfadlayaasha ajnabiga ah ee caafimaadka

Los Angeles,  06 – Sept – 2016 – Qoraa sare Faysal Rooble oo ah Maareeya Guud ee qaybta qorshayn ee Los Anjalis ayaa mugdi wayn galiyay Rajada Madaxwayne Xassan Shiikh ee la xiriirta in ku guulaysto Doorashada Soomaaliya 4ta sano ee soo socota.

Aqoonyahan Faysal Rooble ayaa baraha bulshada ku faafiyay dhawaan qoraal uu ka sameeyay Madaxwayne Xassan Shiikh oo uu mugdi ku galinayo in uusan mar labaad noqonaynin madaxwayne Soomaaliyeed 4ta sano ee soo socota.

Faysal Roble ayaa cuskaday oo sabab uga dhigay arrimahaasi 10 qodob oo lagu mataaneeyay qodob 11 aad oo ah isi sharaxida Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake.
 
Wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin ayaa la xiriiray Faysal isagoo ku sugan Virginia
 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: