Dowlada oo sheegtay Inay Gurmad Gaarsiineyso dadka ay Abaaruhu Saameeyeen ee Jubbaland (daawo)

Dowlada oo sheegtay Inay Gurmad Gaarsiineyso dadka ay Abaaruhu Saameeyeen ee Jubbaland (daawo)

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in ay xukuumadda Federalka Soomaaliya qaadeyso tallaabooyin deg-deg ah oo loogu gurmanayo dadka abaaruhu ay saameeyeen ee Dowlad-goboleedka Jubbaland deegaanno hoostaga.

Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa warkan ka sheegay kulan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah wasiirada xukuumada federalka Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com