Doorasho nooce ah ayaa dalka ka dhacaysa? (Daawo)

Doorasho nooce ah ayaa dalka ka dhacaysa? (Daawo)

Xildoon Xaaji Cabdisalaan oo kamid ah aqoonyahanada dalka dibadiisa ka ku nool ayaa daraasad uu sameyeey wuxu kaga hadlay Nooca doorasho ee dalka ka dhici kartaa maadama dowladda hadda jirta ay u harsantahay wax ka yar 4 bilood.

Xildoon isago ku sugan London waxaa waraystay Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com