Doorashada xildhibaan katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo kasocota Garoowe

HomeWararka

Doorashada xildhibaan katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo kasocota Garoowe

Doorashada kursi ka banaan Golaha Baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya ayaa kasocota magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland. Doorashadan ayaa waxaa ka qaybgalaya wasiirka qorshaynta ee Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan. Kursigan ayaa waxaa iska casilay xildhibaan hore Yaasiin Dhahar oo dowladda hadda jirta ay u magacowday qunsulka Soomaaliya ee Jabuuti.  

Madaxweynaha Guddiga Midowga Yurub Ursula von der: “Midowga Yurub waa inuu cusbooneysiiyaa heshiiska socdaalka ee ay la saxiixdeen Turkiga”
Siyaasi Muuse Cali Jaamac oo la sii daayey
Saxafiyiin Aqoon-kororsi loogu soo xiray Garoowe

Doorashada kursi ka banaan Golaha Baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya ayaa kasocota magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland.

Doorashadan ayaa waxaa ka qaybgalaya wasiirka qorshaynta ee Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan.

Kursigan ayaa waxaa iska casilay xildhibaan hore Yaasiin Dhahar oo dowladda hadda jirta ay u magacowday qunsulka Soomaaliya ee Jabuuti.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: