Diyaaradaha dagaalka Israel oo duqeeyay Marinka Gaza

HomeWararka

Diyaaradaha dagaalka Israel oo duqeeyay Marinka Gaza

Iyada oo ay wali taagan tahay xiisadda u dhaxaysa Isreal iyo Falastiin ayay diyaaradaha dagaalka ee Isreal duqeymo ka gaysteen meelo ka mid ah Marinka

Wasiir Beyle oo ka hadlay mushkilada dhaqaale ee ka dhalatay cudurka COVID-19
Xulashada Daljir & Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Buuhoodle iyo wacdaradii maanta ee xuska 1da Agoosto (daawo)

Iyada oo ay wali taagan tahay xiisadda u dhaxaysa Isreal iyo Falastiin ayay diyaaradaha dagaalka ee Isreal duqeymo ka gaysteen meelo ka mid ah Marinka Qaza ee dhulka reer falastiin.

Sida ay baahisay Warbaahinta Istaa’iil duqeymaha ayaa lala beegsaday Xarun Ururka Xamaas uu ku leeyahay Marinka Qaza, waxaana jira khasaaro kala duwan oo ka dhashay duqeyntaas.

Goor sii horeeysay ayaa waxaa jirtay in Madaafiic laga soo tuuray dhinaca Marinka Qaza inay ku dhaceen dhinaca Israa’iil taas oo ka careeysiisay Ciidamada Israa’iiliyiinta ayna keentay inay diyaarado adeegsadaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: