Dhulkii bannaanaa ee Gaalkacyo ee ahaan jiray Xeryo Dawlo waa la gaday lacag gaareysa 7 milyanna Dekedda Garacad baa lagu maalgaliyey

Dhulkii bannaanaa ee Gaalkacyo ee ahaan jiray Xeryo Dawlo waa la gaday lacag gaareysa 7 milyanna Dekedda Garacad baa lagu maalgaliyey

Waraysi: Axmed Cali Biixi oo kamid ah hantiilayaasha Dekadda Garacad una jawaabaya Hantidhowrka Qaranka ayaa nooga warramay lacagta lagu iibiyey dhulkii bannaanaa ee ahaan jiray xeryo ciidamo ee dawladda dhexe, lacagtii ka soo baxdeynda lagu dhisay Dekadda Garacad.

Intee ahayd lacagta lagu iibiyey xeryahaas? Xaggee se Hantidhowrka Qaranku ka keenay $20 milyan USD?

Kaga bogo waraysiga hantiile Dekedda Garacad Md. Axmed Cali Biixi

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com