HomeUncategorized

DHEGEYSO-Xubnihii dhimmanaa ee golaha deegaanka Dangorayo oo ladhaariyey.

Dangorayo, Sep 27 2016--Kadib muran kadhashay soo xulista xubnaha golaha deegaanka ee degmada Dangorayo ayaa dhowaan dowladda Puntland arrinkaasi ku guulaysatay, waxaana ladoortay maamul cusub oo shalay xilka kala wareegey maamulkii hore, iyadoona maanta ladhaariyey xubnihii dhimmanaa ee golaha deegaanka. Warbixintaan waxaa Garoowe kasoo diray Cabdirashiid Bashiir Maxmauud.

DHAGEYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Sabti_06
7 ruux oo ku dhintay dirir Beeralay ku dhexmartay Hiiraan iyo dhaawacyo loo qaaday Beledweyne
(Sawirro) kulan ku saabsanaa hormarinta caafimaadka PL oo lagu qabtay Garoowe.

Dangorayo, Sep 27 2016–Kadib muran kadhashay soo xulista xubnaha golaha deegaanka ee degmada Dangorayo ayaa dhowaan dowladda Puntland arrinkaasi ku guulaysatay, waxaana ladoortay maamul cusub oo shalay xilka kala wareegey maamulkii hore, iyadoona maanta ladhaariyey xubnihii dhimmanaa ee golaha deegaanka. 

Warbixintaan waxaa Garoowe kasoo diray Cabdirashiid Bashiir Maxmauud.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: