HomeUncategorized

DHEGEYSO-Xanuunka Daacuunka oo ka dilaacay Godob-jiraan.

Godob-jiraan, Dec 14 2016 -Wararkii ugu dambeeyey ee aan kahelayno degmada Godob-jiraan ee gobolka Nugaal iyo deegaamada hoosyimaada ee dhowaan lagula dagaalamay Alshabaab ayaa sheegaya inuu ka dilaacay Cudurka Daacuun ama Daba-dhiig.

Dhagayso Caawa iyo Daljir 12 – Oct – 2016 – Warye Axmed Shiikh Maxamed (Tallman) Studio Daljir Boossaaso
DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Khadar Cawl.
Meydka 2 nin oo shacab ah oo laga helay duleedka Bari ee magaalada Galkacyo.

Godob-jiraan, Dec 14 2016 –Wararkii ugu dambeeyey ee aan kahelayno degmada Godob-jiraan ee gobolka Nugaal iyo deegaamada hoosyimaada ee dhowaan  lagula dagaalamay Alshabaab ayaa sheegaya inuu ka dilaacay Cudurka Daacuun ama Daba-dhiig.

Xanuunkaan ayaa lasheegay inuu fara kulul kuhayo dadka kunool deegaamadaasi oo ay horay saamayn ugu yeelatay abaarta culus ee kajirta Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: