Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Xanuunka Daacuunka oo ka dilaacay Godob-jiraan.

Godob-jiraan, Dec 14 2016 –Wararkii ugu dambeeyey ee aan kahelayno degmada Godob-jiraan ee gobolka Nugaal iyo deegaamada hoosyimaada ee dhowaan  lagula dagaalamay Alshabaab ayaa sheegaya inuu ka dilaacay Cudurka Daacuun ama Daba-dhiig.

Xanuunkaan ayaa lasheegay inuu fara kulul kuhayo dadka kunool deegaamadaasi oo ay horay saamayn ugu yeelatay abaarta culus ee kajirta Puntland.

https://daljir.com//resources3/files/Waraysi%2BYuusuf%20Maxamed%20Farax%20.mp3?_=1
Exit mobile version